News

“Maantana far baa maydh la’, ha ii fadhiyo geelu” Arraweelo Laascaanood ( Faallo) — Puntland waxay ka kooban tahay lix gobol ...
Xildhibaan Cabdirashiid Yuusuf Jibriil (Abwaanka) oo ka tirsan golaha Baarlamaanka Puntland horena u soo noqday guddoomiyaha ...
Degaanka Ceelbuh ee gobolka Sanaag oo maalmahan xiisad siyaasadeed ka taagnayd ayaa saaka deggan kaddib markii uu xalay halkaasi isaga baxay guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Abwaan Cabdirashiid ...
Ciidanka Ciidanka Booliska Puntland gaar ahaan Taliska Qaybta Booliiska Gobolka Bari ayaa xaqiijiyey inay gacanta ku soo dhigeen eedeysane Maxamuud Axmed Warsame, oo loo haysto fal dil bareer ah oo uu ...
Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya oo uu hoggaaminayo wasiirka Ganacsiga DFS, Maxamuud Axmed Aadan (Geesood) ayaa galabta tegey magaalada Laascaanood. Wasiir Geesood oo warbaahinta ...
Qalfooftii hoggaamineed ee mileeshiyaadka Daacish ayaa luntay kaddib markii Hawlgalka Calmiskaad lagu dilay hoggaamiyaashii ugu muhiimsanaa qaab-dhismeedka maamul ee kooxdaasi. Halkan waxaan ku soo ...
Loollan xooggan ayaa ka aloosan gobollada Sanaag iyo Highland, halkaasi oo ay dhaq dhaqaaq siyaasadeed ka wadaan siyaasiyiin ay riixayso Villa Somalia, kuwaasi oo doonaya in degaannadaasi ku biiraan ...
The DW and ARD reporters, who prepared the canard, have turned out to be useful idiots of terrorists and secessionists in the Federal Republic of Somalia. Mogadishu (PP Editorial) — The English news ...
Wasaaradda arrimaha gudaha Puntland ayaa maanta degmada Carmo ee Gobolka Bari ku qabatay doorashada guddoomiyaha cusub ee degmada Carmo, kaddib markii uu is casilay guddoomiyihii hore ee degmadaasi.
Madaxweynaha Puntland, Siciid Deni oo maanta ku wajahan gobolka Mudug ayaa lagu wadaa in uu dhagax-dhigo dib u dhiska jidka Laamiga ah inta u dhexaysa Bacaadweyn iyo Gaalkacyo. Madaxweyne Siciid Deni ...